Thursday, February 12, 2026
HomeWarar49 Sano Guuradii Ka Soowareegatay Aas Aaska Ciidanka Asluubta oo Maanta La...

49 Sano Guuradii Ka Soowareegatay Aas Aaska Ciidanka Asluubta oo Maanta La Xusayo

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal-degaya sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda, iyadoona munaasabad lagu weynayo maalintaasi qaban-qaabadeedu ka socoto magaalada Muqdisho.

Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay kana dhaceysa xarunta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo saraakiil ciidan.

Madaxda dalka iyo saraakiisha ciidamada ayaa hambalyo ku aadan sanadguurada 49-aad ee aas-aaska ciidanka asluubta Soomaaliyeed u diray ciidanka asluubta Soomaaliyeed iyo madaxdooda.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe