Tuesday, January 21, 2025
HomeWarar15 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Dawga cad

15 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Dawga cad

Alle ha naxariistee 1 qof ayaa ku dhintay  baabuur nooca qaada xamuulka oo maanta ka dhacay dawga cad ee Magaalada kaas oo ku socday degaanka lagu Magacaabo Buuloxaar.

Gaarigaan oo siday reer guuraa ayaa wax kaloo ku dhaawacmay 15 qof oo 7 ka mid ah yihiin caruur

10 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay gaarigaa dhacay ayaa xaladood tahay mid aa u darana iyadoo lagu daweynayo dhakhtarka magaalada Hargeysa.

Halka uu ka dhacay Shilkaan ayaa horay waxaa uga dhacay shilal badan oo ay ku dhinteen dad kala duwan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe