Friday, April 24, 2026
HomeWararDibaddaXubin ka tirsanaa Alshsbaab oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga

Xubin ka tirsanaa Alshsbaab oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga

Dagaalame kaa tirsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Federaalka, ee ku sugan qaybo Ka mid ah Gobolka Galgaduud.

Saaraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gobolkaasi ayaa soo bandhigay Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afgarashadu yahay Mascuud.

 

 

Dagaale Maxamed ayaa isku dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka, waxaana Warbaahinta loogu soo bandhigay isla halkaasi.

Sarakiisha Ciidanka Dowladda ee Gobolkaasi ayaa sheegay in Xubintaasi iksu dhiibay uu deeganada miyiga ah ee gobolada Galgaduud ku sugnaa dhawaanahaan, kadibna uu si toos ah isugu dhiibay Ciidanka Xoogga.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe