Xildhibaan Cabdi Qowdhan Warsame, Xildhibaan Gobsan Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa baraha bulshada isku dhaafsaday hadallo xanaf leh oo ka dhashay safarkii hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo Muqdisho yimid.
Ugu horeyn Xildhibaan Maareeye ayaa soo saaray qoraal uu ku muujiyey sida uu uga xunyahay in maqaam sare ay shacabka Muqdisho iyo xukuumadu ku soo dhaweeyaan wafdigii ka socda Khaatumo ee shalay yimid Muqdisho.
Xildhibaan Maareeye waxaa u soo jawaabay Xildhibaan Cabdi Qowdhan oo soo saaray qoraalkaan hoose:⬇️
“Danjirayaashii kala goynta umadda Soomaaliyeed muqdisho u fadhiyi jirey waxay bilaabeen Cabaad iyo masayr

