Tuesday, May 20, 2025
HomeWararGudahaXildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

Waxaa maanta dib u bilaabanaya kulamada xasaasiga ah ee golaha shacabka baarlamaanka 11.aad ee dowlada federaalka soomaaliya kadib mudo ka badan bil oo ay ku xildhibanaada maqnaayeen fasax ay galeen bisha ramadaan.

Xildhibaanada labadii todobaad uee ugu dambeeyey kusoo laabanayeye magaaalada muqdisho qarkood ayaa ku maqnaa Cimro halka kuwa kalana ay waqti la qaadanayeen qoysaskooda.

Fadhiyada soo socda ee galaha shacabka ayaa la filayaa in diirada lagu saaro ajandayaal waaweyn oo ay kamid yihiin Dhameystirka dastuurka dalka ee kumeel gaarka ah, dhisida Maxkamad dastuuri ah iyo qodobo kale oo xasaasi ah.

Kulankan ayaa noqon doonaa mid xasaasi ah, iyadoona xildhibaanada ay diyaariyeen mooshino ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe