Tuesday, May 20, 2025
HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Ansixiyey Sharci Muhim Ah kombusha

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Ansixiyey Sharci Muhim Ah kombusha

Xildhibaanada Golaha Shacabka kulan maanta ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka waxa ay aqrinta 3-aaad geliyeen Mashruuca Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan oo shir gudoomiyay Kulanka oo ay Xaadiyeen 170mudane ayaa codka Kalsoonida geliyay Hindisahaan.

167 Xildhibaan ayaa ogolaatay, 2-Mudane ayaa ka aamustay halka uu  diiday Hal Xildhibaan, sidaas ayuu ansax ku noqday sida uu ku dhawaaqay Shir Guddoonkii Maanta.

Xeerkaan ayaa u gudbaya Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si ay iyanne u mariyaan aqrinta 1-aad, 2-aad iyo 3-aad, ugu dambeyn kolka ay ansixiyaan waxa uu usii gudbayaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya si uu saxiixo uguna mid noqdo sharciyada.

Guddiga soo gudbiyay Xeerkaan ayaa sheegay in sharcigaan uu ka qayb qaadanayo Miisanad sanadeedka 2019 si meel loogu yeelo Xuquuqda Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee qaranka usoo shaqeeyay.

holistic kenko

https://holistickenko.com/probiotics/

kombusha

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe