Thursday, April 30, 2026
HomeWararXildhibaanada Golaha shacabka oo beri kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanada Golaha shacabka oo beri kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Muddo Xilleedkiisu Dhammaaday ayaa beri kulan ku yeelan doono magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa looga hadli doona Caabuqa Covid-19 sida lagu sheegay warbixin kasoo baxay golaha.

Kulankan ayaa waxaa shir gudoomin doona Gudoomiyaha Golaha Shacabka.
Kulankaan ayaa yimid xilli maalmihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar la xariiray in Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaday uu damacsan yahay muddo kororsi.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe