Thursday, February 12, 2026
HomeWararXildhibaan Katirsana Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Baydhabo Lagu Toogtay

Xildhibaan Katirsana Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Baydhabo Lagu Toogtay

Wararka Nagasoogaaraya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Kumeel Gaarkaa Ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Waxa ay sheegayaan in Maanta Halkaasi Lagu toogtay Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanka ayaa Waxaa Lagu Magacaabi Jiray C/Shakuur Yacquub Ibraahim Waxa uuna ahaa Gudoomiyaha Godiga amniga Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warar iska soohorjeeda ayaa Kasoobaxaya Dilka Xildhibaankaana Wararka Qaar ayaana Xaqiijinaya in ay Dilka Xildhibaanka Gaysteen Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Halka Warar Garabsocdana ay sheegayaan in ay Xildhibaanka Toogteen Ciidamado Daacad u ah Muqtaar Robow.

Wixii Kasookordha Kalasoco:-Halkaan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe