Wednesday, April 22, 2026
HomeWararXildhibaan ka tirsan golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho

Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka oo ku geeriyooday Muqdisho

Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka xildhibaan ka mid ahaa golaha ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Muqdisho.

Xildhibaanka oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhimbiil Rooble ( Casoowe) ayaa ka mid ahaa xildhibaanada golaha Waqooyi ee Muqdisho lagu doortay.

Xildhibaanka ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in maalimihii lasoo dhaafay uu ku xanuunsanaa Muqdisho.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa Uga tacsiyadeeyay Dhammaan xildhibaanadda Golaha ,Gudoomiyaha Ayaa si gaar ah ugu tacsiyeey qoyskii, iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Xildhibaan Casoowe oo kamid ahaa Ragga waaya aragga ah ee ku jiray baarlamaanka soomaaliya

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe