Xildhibaan daahir amin jesow oo ku sugan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa edeyn u jeediyay dowlada kenya .
waxaa uu shegay in dowlada kenya ay faragelin ku hayso soomaaliya.
sidoo kale musharaxiinta madaxtinimada soomaliya ayay u jediyay talooyin.
Hoos ka dhageyso warbixin kusaabsan.

