Wednesday, April 29, 2026
HomeWararXayiraadii saarneyd Magalada Nairobi & Magalooyinki kale oo la qaaday

Xayiraadii saarneyd Magalada Nairobi & Magalooyinki kale oo la qaaday

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa fududeeyay xayiraadihii la saaray Magaalqda Nairobi iuo magaalooyinka kale ee dalkaaa, bishii Maarso si loo xakameeyo faafitaanka Cudurks Coronavirus.

Khudbadiisa Maalinta shaqaalaha ee uu Maanta jeediyay Uhuru kenyatta ayuu ka qaaday joojinta dhaqdhaqaaqa iyo soo gelida shantii degmo ee horay loogu dhawaaqay inay yihiin meelaha cudurka uu ka jiro.

Waxa uu sheegay in xaddidaadda dhaqdhaqaaqa gudaha iyo dibedda ee magaalooyinka Machakos, Nairobi, Kajiado, Kiambu iyo Nakuru ay dhammaan doonto saqda dhexe ee Sabtida.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe