Sunday, May 3, 2026
HomeWararWiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Burco

Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Burco

Maydka Wiil dhalinyaro ah ayaa  isku daldalay badhtamaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Ciidamada booliska ammaanka ayaa  Cisbitaalka Guud ee Burco keenay  isla markaana  geliyay talaagadda maydka.

Booliska Somaliland waxay sheegeen in baaritaano ay ku sameyn doonaan sababta keentay in wiilkaan dhalinyarada uu is daldalo.

Dhacdooyinkaan ayaa kusoo laab laabtay degaanada Somaliland, waxaana jira dhowr jeer dhowr qof oo isku daldalay degaanada maamulka Somaliland.

Booliska ayaa lagu waddaa in ay warrbaahinta la hadlaan maanta ka dib baaritanada socda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe