Thursday, February 13, 2025
HomeBarnaamijyadaWHO Oo Markeedii ugu Horeysay 3-kiis Oo COVID-19 ah u Diiwaan galisay...

WHO Oo Markeedii ugu Horeysay 3-kiis Oo COVID-19 ah u Diiwaan galisay Soomaliya.

Warbixinta Maalin laha ah ee ay Daabacdo Hay,ada Caafimaadka Aduunka Ee WHO ayaa Markeedii ugu horeysay waxa Soomaaliya Loogu Diiwaan galiyay Saddex Kiis Oo COVID-19.

Warbixinta hay,ada oo lagu sheegay in 46 dal oo afriko ah laga helay 3,956(Saddex kun Sagaal Boqol Konton iyo Lix kiis) ayna u Dhinteen 111-Qof.

“3,956 confirmed #COVID19 cases across 46 countries on the African continent with a total of 248 recoveries & 111 deaths reported”.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe