Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Xasan Rooble ayaa ku soo baxay xildhibaan Golaha Shacab JFS, doorasho ka socota xerada 54’aad ee Garoowe.
Wuxuu heley 93 cod, deegaan-doorashadiisu waa Buuhoodle.
Rooble ayaa ka mid ahaa Shaqsiyaadka sida weyn ugu dhow Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Deni.
Doorashada ayaa wali ka socota Garowe wali waxaa dhiman Saddex kursi maadaama la qorsheeyay Shan kursi maanta

