Tuesday, March 18, 2025
HomeUncategorizedWasiirka Gaashandhiga Soomaalia Oo Nooqday Wasiir Waxtarkiisu Ay Shacabka Mahadiyaan

Wasiirka Gaashandhiga Soomaalia Oo Nooqday Wasiir Waxtarkiisu Ay Shacabka Mahadiyaan

Wasiirka Wasarada Gaashandhiga SoomaaliaMudane Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Oo Ah Wasiir Dhalinyara ah Waxbadana Ka Qabatay Washarada Gashandhiga Tan Iyo Markii Uu Xilkaasi Lawareegay 31-May -2018 Isla Maalinkaasi Ayuu Ku Dhawaaqay Wasiirka Hawsha Ugu Horaysa Uu Galyo Ay Tahay Ladagalanka Al-shabaab.

Wasiir Amardambe ayaa Ah Mid Aan Har Iyo habeen Aan Nasan Iyadoo Lagu arko Furumaha Dagalaaka Iyo Gobaha Lagu Tawabaro Ciidamada Marwalibana Wax Uu Xoojiyaa Sidii Ciidamada Xooga Ay Uhelilahaayeen Tabar Hufan Waxaana Dhawaanata Social Mediaha Qabsaday Dhaliyaro Soomaali ah Oo Loo Tabaray Ciidamada Xooga Kuwood Cirka Oo Ay Siweyn Ula Dhaceen Shacabaka Soomaaliyeed

Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Mar-uuladar Daarmayey Ciidamada Xooga Ayaa Wax Uu Wacd Kumaray In Uu Geed dheer Iyo Mid Gaban Ukori Doono Sidii Ay Mushaar Joogta ah Ku Heli Lahaayeen Ciidamada Xooga

Hawsha Uu Hayo Wasiir Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Ayeey Kumacneeyeen Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka In ay Tahay Mid Dib Loogu Soocelinayo Sharafata Iyo Karamada ay Lahaayeen CiidamadaXooga Dalka Soomaaliyeed Wax Ay Intaa Ku Dareen In Uu Noqday

Wasiirkii Ugu Horeeyey Ee Xilka Wasiirnimo Ee Wasarada Gashandhiga Ugu Soobaxa Sidii ay Ugu Baahnaayeen

Wasiir Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Ayaa Lagu Tilmaaamaa Halyeey Usoo Ban baxay Dib Usoocelinta Sharafata Iyo Karamada Ciidamada Xoga Dalka Waana Wasiirkii Ugu Horreyey Ee Dhaliyara ah Ee Xilkaasi Loomagacaabo

W/Q:-Aaden Zaytuuni 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe