Friday, August 14, 2026
HomeWararDibaddaWasiirka Gaashaandhigga oo laga dalbaday in jawaab kasoo bixiyo Musuqmaasuq dhacay{AKHRISO}

Wasiirka Gaashaandhigga oo laga dalbaday in jawaab kasoo bixiyo Musuqmaasuq dhacay{AKHRISO}

Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray Wasiirka Wasaaradda Gaashaanshiga Soomaaliya, waxa ayna kaga dalbanayeen warqada in uu soo caddeeyo sida uu u dhacay musuqmaasuq lagu sameeyay garaamka ciidamo katirsan xoogga dalka.

Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaana wasiirka Gaashaandhigga ka dalbaday in uu usoo caddeeyo sida uu ku dhacay musuqa, saraakiisha masuulka ka ah ee kiiskan loo xiran ama shaqada looga eryay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe