Todobadyo ka hor ayaa Xeer ilaaliyaha Soomaliland Xasan Axmed Aadan sheegay in loo soo gudbiyey baaris lagu sameeyey Xafiisyada Wasaaradaha Warfaafinta & Gaashaandhigga,isla markaasna dacwadaas ay weli yaallaan.
Hadalkaan kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliland Axmed Ciise Xawar ayaa imaanaya xilli horay Hanti dhowraha Soomaaliland uu amray in loo xiro Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

