Tuesday, May 26, 2026
HomeWararWasiirka Batroolka oo Maanta hortagaya Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka

Wasiirka Batroolka oo Maanta hortagaya Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka

Wasiirka Wasaaradda Batroolka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa lagu wadaa in Maanta uu hortago Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka oo dhawaan u yeeray.

Dhawaan qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa loogu yeeray Wasiirka si wax looga weeydiiyo heshiiska Shidaal baarista ee uu la galay Shirkadda Coastline Exploration Limited ee laga leeyahay dalka Mareykanka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe