Friday, June 19, 2026
HomeWararDibaddaWasiir Xasan Macallin oo raall-gelin ka bixiyay arrintii uu sameeyay{AKHRISO}

Wasiir Xasan Macallin oo raall-gelin ka bixiyay arrintii uu sameeyay{AKHRISO}

Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta markale kulan ku leh xaruntooda villa Hargeysa,waxana hortagay Golaha maanta Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha  Dastuurka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Madane Xasan Macalin.kaa oo waxa laga weydiinayay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka oo akhrinta 1-aad ay Golaha marsiinayaan.

Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda Xasan Macalin ayaa Golaha Shacabka ka raali geliyey dib u dhaca kulankii Golaha ee maalintii Sabtiga.isagoona sheegay in uu ku mashquulay shirkii Amniga Qaranka

Kulanka Golaha Shacabka oo hadda socda waxaa shir guddoominyao Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadn (Madoobe) iyo labadiisa ku xigeen,wasiirka Cadàaladda ayana golaha ka hor aqriyay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,isagoona ka jawaabay weydiimaha xildhibaanada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe