Wasaarada beeraha dowlada soomaliya oo maamulka gobolka hiiraan ku wareejiyey Agab loogu talagay ka hortaga ayaxa axmed cilmi waasuge oo ka socday dowlada soomaliya oo ka hadlay ayaa shegay in magaalada baladeeyne u yimaadeen sidii ay maamulka gobolka hiiraan ugu caawin lahaayen ayaxa dhibatada badan u geystay dadka kunool deegaano hoos yimada gobolka hiiraan.
Gudoomiyaha gobolka hiiraan cali jeyte cismaan oo dhankiisa ka hadlay ayaa u mahadceliyay madaxda ka socotay wasaarada beeraha dowlada soomaliya waxaana uu sidoo kale ka codsaday wasaarada beeraha dowlada soomaliya in sii wadaan dadaalka ku aadan in laga hortaga ayaxa .
Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan.