Thursday, June 25, 2026
HomeWararWariyeyaasha Muqdisho oo ka cabanaya dowladda Soomaaliya

Wariyeyaasha Muqdisho oo ka cabanaya dowladda Soomaaliya

Kulan ay soo qabanqaabiyeen Somali Journalists Syndicate – SJS iyo Somali Media Association -SOMA oo ay ka qeybgaleen saxafiyiinta iyo Madaxda warbaahinta madaxa-bannaan ayaa lagu cambaareeyay xarigga weli sii socda ee lagu hayo Xoghayaha Guud SJS Abdalle Ahmed Mumin.

Waxaa si kulul loo cambaareeyay mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta – gaar ahaan Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta oo ku xadgudbay nidaamka dowladda isagoo oo qaab qabiileysan u weeraray Abdalle Muumin.

Afhayeenka Ururka SJS Maxamed Ibraahim ( Bulbul) ayaa kulanka ka sheegay in Xoghaye Cabdalla Muumin uu dhibbane u yahay Saddex Mas’uul oo ilmo adeer ah, kuwaas ooa y kamid yihiin Cabdiraxmaan Al-Cadaalla iyo Mahad Salaad oo ah Agaasimaha NISA.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe