Tuesday, April 21, 2026
HomeWararDibaddaWararkii ugu danbeeyay magaalada galkacyo .

Wararkii ugu danbeeyay magaalada galkacyo .

Magaalada Gaalkacyo wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in daadan xoogan ay ku soo rogmadaan xaafadaha Garsoor Israac iyo wadajir kadib roob saacado badan da,ayay.

maal-mihii lasoo dhaafay ayaa magaalada waxaa ka da,ay roobab biyo dhigay balse kan Caawa ayaa la sheegay in biyu ay kasoo burqanayaan dhulka hoose taasi oo sababtay in xaafadaha qaar ay buuxsaman.

saameynta ugu weyn ayaa waxaa dareemaya dadka Dagan Kaamamka magaalada madaama ay ku jiraan guryo ka sameeysan Cowshado.

Gudoomiye Kuxigeenka Gobalka Mudug Maxamed Xasan Waloore oo goordhaweyd bartiisa Fb qoraal soo dhigay ayaa sheegay in ay shacabka la dareen yihiin.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe