Qarax Qasaare Gaystay ayaa Kadhacay Magalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Gaar ahaan Agagaarka Saldhiga Degmada Xamar Wayne Ee Gobolka Banaadir Sida ay nooxaqiijiyeen Dad goobjoogayaala oo Ka ag dhawaa Goobta uu Qaraxa Kadhacay.
Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari lagasoobuuxiyay Waxyaaba Qarxa Qasaare Dhimasho iyo Dhaawac iskugujira ayaana Kadhasghay Qaraxaasi.
Inta Laxaqiijiyay ilaa iyo 11-qof ayaa Kudhimatay Qaraxa Halka dhawaacana uu intaasi kor u dhaafayo.
Dadkii ku dhaawacmay qaraxa ayaa waxaa loo qaaday isbitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho.
Waxaana la sheegay in dadka ku dhaawacmay uu ka mid yahay Wariye u shaqeeya Warbaahinta Dowladda oo lagu magacaabo Maxamed Ibraahim Biibaaye.