Wednesday, January 22, 2025
HomeBarnaamijyadaWararkii ugu dambeeyay dagaal xalay ka dhacay Duleedka Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay dagaal xalay ka dhacay Duleedka Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin degaankaasi.

Dagaal socday mudo ka badan Afartan Daqiiqo ayaa xalay wuxuu halkaasi ku dhexmaray Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo ururka Al-shabaab.

QORAALADA LA XIRIIRA

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe