Sunday, January 19, 2025
HomeWararwar dag dag ah '' sarkaal ka tirisan malatiriga somaliye oo goor...

war dag dag ah ” sarkaal ka tirisan malatiriga somaliye oo goor dhow lugu diley muqdisho

 

Waraka naga soo gaaaryo magalda muqdisho ayaa sheegaayo in qeyb ka mid muqdisho lugu dila sarkaal ka tirsan ciidanka maltiriga somaaliye

Sarkaal la diley ayaa magaciisa lugu soo koobey cali cabaadow oo kamid ahaa

Sarkiisha xarada tabaraka nacnac ex jasiira ee ka soo hor jeedka xeerda turki som sarkaalma ayaa gariigisa lugu xirey walaxa qaraxa kaa soo ku qarxey xaafado ka tirsan dagmada wadjir ee gobolka baandir

Ma jiro wax war ah oo ka sooo baxey haayadaha aamanka dowlada oo ku aadan dilka sarkaal kaan

 

Goor dhow lasoco faahfaahinta ……………..

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe