Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa Madaxtoyada Galmudug ku so dhaweyay Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Amniga Gudaha Dowlada Fadaraal Somalia Mudane Gen Abdulahi Sheikh Ismaciil Fartaag.
Wasiirka Amniga Gudaha ayaaa Waxaan uu Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug uga qayb galaya Shirka Amniga Dowlada Fadaralka iyo Dowlad Goboleedyada oo sanadkaan ka dhacaya Galmudug.
Masuliyiinta Caasimada Galmudug so gartay waxaa ka mid ah Wasiirada Amniga Dowlada Goboleedyada iyo Taliyeyaasha Ciidamada Booliska Dowlad Fadaralka iyo Dowlad Goboleedyada .

