Sunday, March 23, 2025
HomeWararWafdi Ka Socda Dawladda Soomaaliya Oo Gaaray Baardheere.

Wafdi Ka Socda Dawladda Soomaaliya Oo Gaaray Baardheere.

Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaare kuxigeenka xukuumadda Soomaaliya  ayaa gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Sababta ay u tageen Magaalada Baadheere ayaa waxa ay tahay sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay uu sameeyay Fatahaadda Wabiga Jubba.Waxaa lagu waddaa sidoo kale Wafdiga in ay taggaan Degmooyinka Luuq iyo Doolow ee Gobolkaasi.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe