Tuesday, May 26, 2026
HomeWararUK oo sannad gudihiis yeelanaysa ra’iisal Wasaarihii saddexaad

UK oo sannad gudihiis yeelanaysa ra’iisal Wasaarihii saddexaad

Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah.

Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.

Ra’iisul wasaarihii hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay inuu tartanka ka haray. Mr. Sunak ayaa loo saadaalinayaa inuu kusoo bixi doono xilka ra’isul wasaaraha.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe