Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka bilaawday doorashada Guddoomiye kuxigeennada qaad iyo 2aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad.
Kulanka ayaa waxaa ku furmay kooraam dhan 197 mudane, waxaana gudoominaya guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka, waxana ku tartamaya ilaa 15 Musharrax, kuwaas oo kala ah.

