Monday, May 18, 2026
HomeWararTirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay

Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay

Guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya, abaaro ba’an ayaa ka dilaacay, kuwaasoo sababay   nafaqo-xumo iyo macaluul  soo foodsaartay Malaayiin  qof.

Abaarta ayaa ka dhalatay Roob yarri ,dagaal sokeeye, xag-jirnimo, duullaan ciidan, isbeddelka cimilada iyo masiibada COVID-19.

Beeraleyda geeska Afrika ayaa wajahaya sanadkii ugu xumaa wax soo saarkooda.

Xilli roobaadkii ugu dambeeyay ee bilihii March ilaa May, ayaa ahaa kii ugu qallanaa ee taariikhda Geeska Afrika.

Roobab afar ah oo xiriir ah ayaan ayaa la waayay , waa dhacdo aan horay loo arag afartankii sano ee la soo dhaafay. Xilli-roobaadka soo socda, oo caadi ahaan bilaabmaya bisha Oktoobar, ayaa rajo xumo weyn laga muujiyay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe