Tuesday, August 11, 2026
HomeWararDibaddaSoomaaliya oo Nairobi uga qayb gashay shir madaxeedka Bacriminta iyo Caafimaadka Ciidda...

Soomaaliya oo Nairobi uga qayb gashay shir madaxeedka Bacriminta iyo Caafimaadka Ciidda Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Bacriminta iyo Caafimaadka Ciidda Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, si uu dib u eegis dhameystiran ugu sameeyo xaaladda caafimaadka ciidda Afrika. Waxaa ku wehliyey Maxamed Cabdi Maareeye iyo mas’uuliyiin kale.Ujeeddadu waa in dib loo habeeyo xeeladaha kor loogu qaadayo wax soo saarka ciidda iyo beeraha iyo horumarinta Afrika.

Shir-madaxeedka waa hindise uu leeyahay Midowga Afrika, waxaana lagu qabtaa Nairobi inta u dhaxaysa 7-9-ka May 2024, halku-dhiggiisuna waa “Dhegayso Dhulka”. Waxay doonaysaa inay dib u eegis ku sameyso horumarka la sameeyay tan iyo ballanqaadyadii hore ee madaxda Afrika si kor loogu qaado isticmaalka bacriminta ee koritaanka beeraha Afrika

QORAALADA LA XIRIIRA

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe