Saturday, March 15, 2025
HomeWararShirweynaha Dib U Eegista Dastuurka Dalka oo Maanta Muqdisho Ka Furmaya

Shirweynaha Dib U Eegista Dastuurka Dalka oo Maanta Muqdisho Ka Furmaya

Sidda ay horay u shaaciyeen Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmi doona   Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka.

Shir-weynaha Qaran ee dastuurka ayaa maanta furmi doona , waxaana uu socon doona ilaa15-ka bishan Maajo, sida la qorsheeyayna waxaa ka soo qaybgeli doonaan in kabadan 300 oo qof.

Ka qaybgalayaasha Shir-weynaha Qaran ayaa ka koobnaan doona xubno ka socda laamaha Garsoorka, Sharci-dejinta iyo Fulinta ee heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleed.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe