Sunday, April 12, 2026
HomeWararShirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday

Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday

Shirkii uu ku baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaqday, waxaana wali jirin inta badan maamul goboleedyada aysan wadin abaabul ay ku imaan karaan Muqdisho.
Madaxweynayaasha maamulada ayaa ka hadlin ee ahaa in Muqdisho la isugu yimaado, waxaana kaliyah Muqdisho yimid Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Shirkaan ayaa lagu waday in uu qabsoomo inta u dhaxaysa 18-19 bishan Febraayo 2021.
Kulankaas ayaa kusoo beegmay xilli maanta xaaladda Muqdisho ay tahay mid aad u cakiran oo ay socdaan banaanbaxyo abaabul ciidan oo ka dhan ah dowladda dhexe ee Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe