Saturday, April 11, 2026
HomeWararShirkii Madaxda dowladda dhexe iyo maamulada oo dib uga bilowday Dhuusamareeb

Shirkii Madaxda dowladda dhexe iyo maamulada oo dib uga bilowday Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu guuleystay in uu maanta shirka kasoo qeyb galo ka dib markii uu xalay ka baaqday markii la isku fahmi waayay shalay xaaladda gobolka Gedo.

Shirka oo wali socda ayaa lagu soo waramaya in aan wax is afgarad ah wali laga gaaray dooda  gobolka Gedo.

Waxaa jirta cadaadis dhincyada uga imaanaya beesha caalamka taas oo dhinacyada lagu khasbayo in aanay shirka ka tagin ilaa heshiis la gaaro.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa wali ku adkeysanaya in maamulka gobolka Gedo gacanta loo soo galiyo ka hor doorashada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe