Dhuusamareb waxaa Ka furmay Shir looga hadlayo Taabba gelinta dimuquraadiyadda iyo nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay
Shirka waxaa furay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid iyadoo ay Goobjoog ahaayeen Xikdhibaano heer federaal ah ,wasiiro hore iyo Xuldhibaanada Galmudug
Shir oo socon doona laba maalin laguna soo bandhigi doono daraasad laga sameeyay deegaannada Galmudug, waxaa ka qeyb galaya Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka federaalka, siyaasiyiin, Odayaasha dhaqanka,haweenka iyo dhallinyaro waxaana gebagabdiisa ku biiri doona Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.
gebagabdiisa ku biiri doona Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.







