Monday, May 18, 2026
HomeWararka MaantaShir laga yeeshay falkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Shir laga yeeshay falkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa shir gudoomiyey shirka amniga gobalka mudug oo ay kasoo qeyb galeen taliyaasha ciidamada booliiska iyo daraawiishta gobalka mudug gudoomiyaasha Maxkamadaha gobalka mudug gudoomiye kuxigeenka degmada gaalkacyo iyo saraakiin kale.
Shirkaan ayaa looga hadley amniga gobalka gaar ahaan falkii xaley dhacey oo ay Ciidamada booliisku kula dagaalamayeen kooxaha ka Ganacsada khamriga oo uu ka dhashey kasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Shirkaas oo saacado socdey kadib waxaa saxaafadda la hadley gudoomiye sanyare oo ka warbixiyey xaaladda amniga iyo falkii xaley asagoo Amaro dul dhigey dadka khamriga caba iyo dadka dhulalka kuleh gaalkacyo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe