Thursday, April 30, 2026
HomeWararSheekh Shariif iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Garoowe

Sheekh Shariif iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Garoowe

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay Maanta gaareen Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga oo ay qeyb ka yihiin Xildhibaano ka tirsan labada Aqal Aqal waxaa Garoonka Magaalada Garoowe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Ujeedka Sheekh Shariif iyo Wafdiga la socda ay u tageen Magaalada Garoowe ayaa waxaa ay tahay ka qeyb galka Shirka Madasha Wadaaga Machadka Heritage, kaas oo sidoo kale ay ka qeyb galayaan Madax ka tirsan dowladda, dowlad Goboleedyada iyo Midowga Musharixiinta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe