SAWIRRO:- Safaaraddii Eritrea ee Addis Ababa Oo Maanta dib loo furay.

0
450

Xaflad Kooban ooka dhacday magaalada Addis Ababa ayaa Madaxweynaha Eritrea iyo Raa��iisul wasaaraha Ethiopia waxay dib ugu fureen Safaaradda Eritrea ee Addis Ababa, iyaga oo Wadajir u lulay calanka Eritrea.

Waa arin taariikhi ah tilbaada ay qaadeen labada Hoggaamiye.

Safaaradaha waxa ay astaan u yihiin xiriirka labo dal, marka laga hadlayo labada dal ee dirirta culus ay dhexmartay ee Itoobiya iyo Eritrea, safaaradahooda waxa ay ahaayeen kuwa xiran muddo 20 sano ah.

Madaxweynaha iyo Raa��iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa booqday halkii ay ku ooli jirtay SafaaraddaA�Eritrea,A� Sawirro goobta laga soo qaaday waxa ay ahaayeen kuwa lagu ashqaraaro, wax kasta oo safaaradda yiilayna waxaa fuulay boor aad u badan, gidaarada waxaa qabsaday xuub caaro, mana ka muuqanin wax saan binia��aadam ah oo halkaasi jaan dhigtay tan iyo intii safaaradaas la xiray 20 sano ka hor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here