Thursday, April 25, 2024
HomeWararSAWIRRO:- Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

SAWIRRO:- Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa Maanta waxa uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya ee dhawaan la Magacaabay Abiyi Axmed.

Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay  Magaalada Addis Ababaee wadanka Itoobiya ayaa waxaa Madaxweynaha Jubbaland ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose Maxamed Warsame Darwiish iyo Wasiirka Cadaalada Dastuurka iyo Arimaha diinta Aadan Aw xirsi.

Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka ka dhaxeeya Dowladda Itoobiya iyo Maamulka Jubbaland iyo sidii loo xoojin lahaa,waxana madaxweynaha Jubbaland uu sheegay in si dhow uu ula Shaqeyn doono Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe