Friday, February 14, 2025
HomeDhageysiSawirro. Dhageyso:- M/Ku Xigeenka & G.B Gal-Mudug Oo Kulan La Qaatay Wax-garadka...

Sawirro. Dhageyso:- M/Ku Xigeenka & G.B Gal-Mudug Oo Kulan La Qaatay Wax-garadka Reer Cadaado

Kulankaani Oo ay yeesheen madaxwayne ku xigeenka galmudug gudoomiyaha baarlanmaanka wasiiro iyo xildhibaano kartirsan maamulka galmudo odayaasha dhaqanka magaalada cadaado iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa looga hadlay Qilaafka siyaasdeed ee maamulka agalmudug..

Qaar kamida odayaasha dhaqanka magaalada cadaado oo ugu horayntii goobta kahadlay ayaa shegay in ay diyaar u yihiin In ay lashaqeeyaan madaxda maamulka Galmudug ee kusugan Mgaalada Cadaado.

Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in sababta ay u yimaadeen ay tahay in ay kashaqeeyaan midnimada umada Galmudug ayna Kahortagaan Cidkasta Oo Doonaysa Kala Gaynta Shacabka Reer Galmudug.

Dhanka Kale madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa Sidoo kale Tilmaamay In Aysan diyaar U Aheyn Bur-burinta Maamulka Gal-mudug.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Shaafici Shariif Maxamuud:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe