Shirkaa Waxaa Ka Qeebgalaya Dad Kala Yimid In Ka badan 90 Dowladow Waxaa  Diirada Lagu Saarayaa In Caqabadaha Haysta  Shaqaalaha aduunka ayaa maanta waxa uu kadhay Magaalada Istanpul ee Dalka Turkiga.
Shirkaan oo sanadkaan lagu qabanayo Turkiga ayaa waxaa u kabadalanyahay kuwii sanadihii hore waxaan ka soo qeyb galay Mas’uuliyiinta ururada shaqaalaha wadamo badan oo ku yaala adduunka.
Lama oga waxa ka soo bixi doona hal ku dhigga Sanadkaan oo ah sidii loo yareyn lahaa caqbadaha ay la kulmaan ururada shaqaalaha Adduunka gaar ahaan kuwa aan dawliga aheyn.
 Â
Â